Duration 3:37

XIKMADO GUUSHA IYO NOLOSHA KUSAABSAN | YASIR MUKHTAR

226 497 watched
0
5.7 K
Published 7 Jan 2020

Hadaad nagu cusubtahay nagu soo biir oo ha ilaabin inaad subscribe tiraahdo kanaalka Sojediye Yasir Mukhtar Kanaalka DHIIRIGELIYE 2020 WhatsApp 00252614125229 Instagram DHIIRIGELIYE EREYADA RAADINTA : Xikmado Cusub 2020 Xikmado cajiib ah Xikmadihii Yasir Mukhtar Ixtiraamka Xikmado xul ah Xulka xikmadaha Yasir Mukhtar Dhiiri Galin Waano muhiim ah Talooyin Qalbiyada Somali Motivational Speaker

Category

Show more

Comments - 279
  • @
    @sharmapio43404 years ago Ilaahay dartiis ayaan kuu jeclahay walaal. 3
  • @
    @sheikhabubakaralkeyzar21094 years ago Dhiiri galiye the one an only wllh markaan murugeysanhy oraahdaa ayaan dhageesta kadibnah kalsooni iyo farxad ayaan dareema. 28
  • @
    @user-oc1ds2gv2l4 years ago Masha allaah guul aad udhibaato na guul mhn alle hanoo sahlo dariiqa guusha dhameenteena intii jecel inee guul gaarto. 31
  • @
    @susanbashir71944 years ago Cimri dheer iyo cibaado suubn wllkey yasir mukhtar. 5
  • @
    @nasmacumar34064 years ago Runti waxad i tihiin dhiri galin sax ah marki an yara nasib uman helin inan wax barto hadu wakhtigu i samaxay hada wan awoda waxn wan barta wakhti ayan . ...Expand 10
  • @
    @samaaraaquen43264 years ago Qadrka alle ma gafeno mrkzto alle guul ka baryena yaa rabbii wll yasir mukhtar mhdsnid. 1
  • @
    @muhanadking78974 years ago Mansha allah walal yaasir allah ku xafido bro. 3
  • @
    @sabaadcilmi51454 years ago Thanks my daer brother alle hakaa abaal mariyo abaalkaa waan kuu haynaaye. 3
  • @
    @munamohamedsharif35124 years ago Masha alah walalkey qali jazakalah kheyr. 4
  • @
    @munaibrahimshafec71014 years ago Yaasir mukhtar dhiirigaliye nololeed illhay cilmiga caqliga iyo caafimadkaba alle haku siyaadiyo. 1
  • @
    @deeqhanad82134 years ago Alle ha kaa abaal mariyo wllo yaaseir sharafina korkaaga ha ahaato. 1
  • @
    @zerpwron86964 years ago Thanks alot it' s motivation with me. 29
  • @
    @ismailcabdi38054 years ago Masha allah wllo ilaahay cilmiga hakuu siyaadiyo. 3
  • @
    @asmahassan37413 years ago Mahadsanid wll sababtoo ah waxyaalo badan oo aanan garanayn ayaad na bartay alla haku sharfo waa aad na sharaftee. 1
  • @
    @ilhansalaad75204 years ago Masha allah alle kusiyadiyo xikmadahda wllo keep going. 3
  • @
    @hudaali24987 months ago Runti waxaditihiin dhiri qali sax ah marki anyara nasiib uman heli.
  • @
    @raximasaleban7104 years ago Jazakalahu khayr dhirigaliyaha naftayda ihope good live. 1
  • @
    @queenyismail51584 years ago Masha allah walaalkay dhirigalinta aad nasiso wax badan banka faaidnay. 16
  • @
    @fartusaid80544 years ago Masha allaah illaahey ha kuu siyaadiyo cilmiga aamiin yaa allaah.
  • @
    @miskiaden90084 years ago Mashaa yaasirow awaalkaada magudi kari wll allaha ku sharfo. 3
  • @
    @kaafi2032 years ago Markan murugaysanahay codkaga ayan ku zexdah thanks zhp.
  • @
    @zihambashir29334 years ago Masha allaha allah ku dhowra hooray usoc.
  • @
    @sucaadomaxamed36344 years ago Masha allh waa xikmid aad uu wanagsan wll allh haku xifdiyo.
  • @
    @xawamaxamed96532 years ago Masha alaah wll xikmada ilaahey hakuusiyaadso.
  • @
    @mukhtarmahamed20154 years ago Mnzh alah wll yasir muktar hore usoco pro. 1
  • @
    @juweriamohammed12712 years ago Jasakalahu khayr my brother alle haku xafido akhiro iyo aduunba.
  • @
    @bdullahivicjr40374 years ago Masha allah wll yasir mukhtar illahey haku xafido wll. 1
  • @
    @nimcoinaahmett19334 years ago Mhad zanid wlkayaw rabi rali hakaa ahado.
  • @
    @abdikarimxusen85943 years ago Alle ayaan kudhaarte wll waxbadan ayaan kafaiday cimriga alle haku dheeryo siaaysan nooga tagin erayada qalbigayaga dahaadhka kaqaaday yaasir mukhtar alle darti ayaan ku jecllhy pro.
  • @
    @aneyisahassan59144 years ago M. A wllo yasir muqtaar wll hore usii wad adi mhdsn. 1
  • @
    @safamaxamedcabdi50234 years ago Macalin waaxan kabaratay macaluumad badan mahatsanid macalin.
  • @
    @naimaabdalla17804 years ago Masha allah walalakey yasir muqtan allah haku barkeyo hani xafidiyo walalakey qali.
  • @
    @faysalbinyamen63644 years ago Masha allaah wll khayr alaha ku siiyo adiga iyo dhamaan inta aad khayrka la jeceshahay.
  • @
    @ahmedmustaphe78364 years ago Mocha allah
    wll waad naga caajiztay.
  • @
    @habbiaadan56123 years ago Asc wllo qali ilaahay haku barakeeyo aakhiro iyo aduun yadaba wllo.
  • @
    @hibadmohamed39814 years ago Yasir mukhtar alle ha ku barkeeyo wllo wlhi xaqiiq baad ku hadshaa. 1
  • @
    @axmednuur62084 years ago Maasha allah yaasir mukhtar ilaahay haku xafido.
  • @
    @Ifraaxduceysan4 years ago Masha allah wllky ilah hana jeclado dhmntena aamin allah kudhowro.
  • @
    @bilanaxmed25314 years ago Masha allah yasir mukhtar mahdsnid wll.